Taliyaha Guutada Nukhba ee Xamaas oo lagu dilay Duqayn ka dhacday Gasa
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa sheegay in laba maalmood ka hor ay howlgal ka geysteen waqooyiga Marinka Gasa, halkaas oo ay ku dileen argagixisadii la oran jiray Axmed Yaxya Ibraahiim...
