Dadka Ugu Badan Israa’iil Kama Muujiyaan Aragtida Siyaasadeed Meel Fagaare: Sahar
Cilmi-baarid cusub oo Israa'iil ka sameysay ayaa muujineysa in inta badan dadka Israa'iil ay ka fogaadaan inay si dadweyne uga hadlaan aragtidooda siyaasadeed iyadoo sii kordheysa kala-qaybsanaanta, taasoo uu ku tilmaamay Madaxweynuhu "halis dhab ah" oo ku ah…




















