Israa’iil Waxay U Dirtay 5 Tan Oo Daawooyin Ah Dalka Colombia Oo Dhulgariir Ka Dhacay
Israa'iil waxa ay gaadhsiisay deeq caawimo oo ah shan tan oo ah agabka caafimaadka oo loo diray Colombia oo ay ku dhufateen dhul gariir, waxana diyaaraddii gurmadka qaadday ku qaabishay Safiirka Vivian Aisen.
