Joe Biden oo dacwad ku oogay Wasaaradda Caddaaladda si looga joojiyo sii-daynta duubista codka ee la xiriirta baaritaanka lataliyaha gaarka ah
Donald Trump oo ku dhaleeceeyay Joe Biden dacwad uu ka furay si loo joojiyo sii daaynta codka baaritaanka lataliyaha gaarka ah, isagoo arrintan ku sheegay barxadda Truth Social.
