Maxkamadda Sare: Netanyahu oo la faray inuu sharraxo sababta Beni Gvir loo hayo xilka
Maxkamadda Sare ee Israa'iil: Netanyahu waa inuu caddaysto sababta uu u haysto Wasiirka Amniga Qaranka Itamar Ben-Gvir ilaa March 10, taasoo sii kululaynaysa xiisadaha garsoorka.

















