Madaxweyne Hersog oo booqasho rasmi ah ku bilaabay Australia xaflad xus ah oo ka dhacday goobta weerarkii argagixiso ee Bondi Beach
Isxaaq Hersog oo booqasho rasmi ah ku tagay Australia, waxa uu ka qayb galay munaasabad xusuus ah oo lagu qabtay goobtii weerarkii argagixiso ee ka dhacay xeebta Bondi, isagoo xusay…

















