Xog cusub oo muujinaysa farqiyo weli jira oo u dhexeeya Yuhuudda iyo Carabta Israa’iil
Xog cusub oo ka soo baxday Xafiiska Tirakoobka Dhexe ee Israa'iil ayaa muujinaysa faraqa dhaqaale iyo bulsho ee weli ka jira dadka Yuhuudda iyo Carabta Israa'iil sannadka 2024, iyadoo dadka Yuhuudda ay si fiican uga soo baxeen.
