Israa’iil Waxay Ku Dhufatay In Ka Badan 25 Goobood Oo Xisbulah Ee Koonfurta Lubnaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil ayaa soo weriyay inay ku dhufteen in ka badan 25 goobood oo ka tirsan kaabayaasha argagixisada Xisbullaah ee koonfurta Lubnaan, oo ay ku jiraan goobo lagu kaydiyo hubka iyo xarumo talis.
