Israa’iil Waxay Bilowday Burburinta Xarun UNRWA Ah oo Ku Taalla Bariga Yeruusaalem
Ciidamada Israa'iil ayaa burburiyay xarun ay leedahay UNRWA oo ku taalla xaafadda Kafr Aqab ee bariga Yeruusaalem, iyagoo ku sababeeyay in hay'addu ay xiriir la leedahay Xamaas iyo weerarkii 7-dii Oktoobar.
