33 Muwaadin oo Shiine ah ayaa laga hor istaagay inay galaan Israa'iil iyagoo wata Baasaboorro been abuur ah oo laga soo qaaday Japan
Ciidanka difaaca xuduudaha Israa'iil ee jooga xarunta Allenby Crossing ayaa qabtay 33 qof oo u dhashay dalka Shiinaha, kuwaas oo isticmaalayay baasaboorro been abuur ah oo laga soo qaaday dalka Japan, waxaana laga hor-istaagay inay soo galaan Israa'iil.