Naamibia: Hooyo iyo Gabadh Israa'iili ah oo lagu aqoonsaday inay yihiin Iiraan.
Laba haween ah oo lagu qabtay Namibia iyagoo wata baasaboorro been abuur ah, isla markaana markii hore sheegtay inay yihiin Israa'iiliyiin, ayaa maamulka u xaqiijiyay inay yihiin muwaadiniin u dhashay Iiraan.