Shirkad Israa'iili ah oo sameysa hubka oo furi doonta warshad qori ka dhigta dalka Azerbaijan
Shirkadda hubka ee Israa'iil ee ARI Arms ayaa daahfurtay warshaddii ugu horreysay ee qoriga casriga ah ee naqshadda reer Galbeedka oo laga dhisay dalka Azerbaijan, taasoo soo saarta qoryaha nooca M4-ka ah iyadoo ay wada leeyihiin laba shirkadood.