Israa’iil oo bilaabay kanaal Telegram oo Af-Faaris ah si uu u gaaro dadka Iiraan
Wasaaradda Sirdoonka Israa'iil ee Mossad ayaa ka bilawday Yeruusaalem kanaal cusub oo Farsi ah oo ku yaalla Telegram, si ay si toos ah ugula xiriirto dadka Iiraan xilliga uu socdo…
