Israa’iil waxay digniin u dirtay muwaadiniinteeda ku sugan dibadda inay ka digtoonaadaan weerarada argagixiso oo ka yimaada Iiraan
Israa'iil waxay digniin u dirtay muwaadiniinteeda dibadda inay ka taxadaraan weerarrada argagixiso ee Iiraan ka dib markii Mareykanka iyo Israa'iil ay si wadajir ah weerarro uga geysteen Iiraan, iyadoo qiiq…

















