Israa’iil waxay dishay sarkaal Xisbullaaah oo basaasayay ciidanka
Ciidamada Difaaca Israa'iil waxay ku dileen koonfurta Lubnaan sarkaal ka tirsan Xisbullaah, kaas oo si firfircoon u ururinayey xogta ciidanka Israa'iil isla markaana u shaqaynayey sidii loo soo celin lahaa.
