Ciidanka Cirka Israa’iil oo Duqeeyay In Ka Badan 120 Goobood oo Ku Yaal Iiraan
Ciidanka Cirka Israa'iil ayaa ku dhuftey in ka badan 120 goobood oo ku yaalla Iiraan, oo ay ku jiraan goobaha gantaalada ballistic-ga iyo kuwa aan duuliye lahayn, si loo ilaaliyo sareynta hawada.
