
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa weeraray laba goobood oo lagu sarifayey lacagta taasoo loo adeegsanayey maalgelinta ururka argagixisada ee Xisbullaaah. IDF ayaa habeenkii xalay (Arbaco) weerartay laba goobood oo l
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa weeraray laba goobood oo lacagta lagu sarifo oo ku yaalla magaalada Beyrut, kuwaas oo ay Xisbullaah u isticmaashay maalgelinta argagixisada iyo dhaqida lacagaha.