
Wiil Israa'iili ah oo 14 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad basaasnimo oo uu u sameeyay Iiraan
Wiil Israa'iili ah oo 14 jir ah ayaa wajahaya dacwooyin la xiriira inuu u basaasi jiray Iiraan, kadib markii lagu soo qortay internet-ka isla markaana lagu siiyay lacagta cryptocurrency si uu u duubo goobo xasaasi ah oo ku yaal Tel Abiib.