Wasaaradda Difaaca oo ku hanjabtay inay $10 Milyan oo Doolar ka dacwaysan doonto Shirkad Samaysay Dayuuradaha aan Duuliyaha Lahayn
Wasaaradda Difaaca Israa'iil ayaa qorsheynaysa inay dacwad dhan 10 milyan oo doolar ka furto shirkadda Aerodrome ee samaysa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, sababtoo ah inay ku guuldareysatay inay bixiso amar dhan 24.5 milyan oo doolar oo ah diyaarado…
