Wasiirka Arrimaha Dibadda Saar oo soo gabagabeeyay booqasho taariikhi ah oo lagu furay safaarad Israa’iil oo ka dhisan Fiji
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gidcon Saar, ayaa furay safaaradda Israa'iil ee dalka Fiji, taasoo noqonaysa safaaraddii afraad ee uu Saar furay muddo ka yar 18 bilood.
