Israa'iil iyo Albaniya oo saxiixday heshiisyo muhiim ah oo ku saabsan duulista iyo ganacsiga labada dal
Israa'iil iyo Albaniya ayaa heshiisyo muhiim ah oo dhanka duulista iyo ganacsiga laba geesoodka ah ku kala saxeexday magaalada Tirana, taas oo kordhinaysa isku xirnaanta duulimaadyada iyo fursadaha dhaqaale.