Israa’iil waxay ansixisay heshiis $35 bilyan oo gaas lagu dhoofinayo oo Masar lala galay
Israa'iil waxay ansixisay heshiis taariikhi ah oo gaaska dabiiciga ah oo gaaraya $35 bilyan oo doolar oo ay la gasho Masar, kaas oo ah heshiiskii ugu weynaa ee tamarta ee abid, waxaana la filayaa inuu kobciyo dhaqaalaha Israa'iil.






















