Gantaalaha Iiraan oo dilay laba waayeel oo ku nool bartamaha Israa’iil
Labad qof oo waayeel ah oo da'doodu 70-aadkii ah ayaa si naxdin leh ugu dhintay gantaallo nooca 'cluster' ah oo ay ridday Iiraan, kuwaas oo ku dhacay magaalada Ramat Gan ee bartamaha Israa'iil, xilli la soo ridayay gantaallo…

















