Shirkad Israa’iili oo ku taqasusay Beeraha oo iibsatay Shirkad Falanqaynta Cuntada iyo Beeraha Caalamiga ah
Shirkadda CropX Technologies ee fadhigeedu yahay Tel Abiib ayaa la wareegtay shirkadda SCIO ee fadhigeedu yahay Wilmington, Delaware, oo ah shirkad falanqaynta dalagga ah, si ay u xoojiso xalalka beeraha ee dhijitaalka ah.
