Hub iyo Boqolaal Xabadood oo Lagu Qabtay Raaxat, Afar Qof oo La Xiray
Booliska magaalada Raaxat waxay gacanta ku dhigeen hub iyo boqolaal xabadood oo rasaas ah laba hawlgal oo kala duwan, taasoo keentay in la soo qabto afar qof oo deegaanka ah.

Change language