Ciidamada Israa’iil oo bilaabay weeraro ballaaran oo ka dhan ah Xisbullaah oo ka socda Beyrut, ka dib weerar gantaal
Ciidamada Israa'iil ayaa bilaabay weeraro ballaaran oo ka dhan ah Xisbullaah oo ka dhacay xaafadda Dahieh ee magaalada Beyrut, kadib markii gantaal ay soo radday Xisbullaah uu ku dhacay waqooyiga Israa'iil.
