Inta aan ahay Ra’iisul Wasaare, ma dhismi doonto dowlad Falastiiniyiin ay maamusho Iiraan: ma aha Gaza, mana aha Yudhiya iyo Samaariya.
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu wuxuu sheegay in aan la dhisayn dawlad Falastiiniyiin ah oo ay maamusho Iiraan oo laga hirgeliyo Gasa ama Yudhiya iyo Samaariya.
