Maamulka oo ka hortagay isku day lagu doonayey in lagu soo dhigto daawo kufsi oo nus litir ah Garoonka Ben Guriyoon
Maamulka Israa'iil ayaa hor istaagay isku day lagu doonayay in lagu soo dhax geliyo qiyaastii nus litir oo ah daroogada GBL oo loo yaqaan "date rape drug" iyada oo loo sii marayo garoonka diyaaradaha Ben Guriyoon, ...
