Israa’iil Waxay U Ogolaan Doontaa Bixitaanno Caalami Ah Oo Xaddidan Iyadoo Duullimaadyada Gargaarka La Sii Wado
Garoonka Diyaaradaha Ben Guriyoon ee Israa'iil waxa uu si tartiib tartiib ah dib ugu bilaabi doonaa duulimaadyada caalamiga ah Axad, iyadoo Wasiirka Gaadiidka Miri Regev ay ogolaatay duulimaadyo xadidan oo ay saaran yihiin 70 rakaab ah.

















