Dadka Muslimiinta ah ee Israa’iil oo gaaray 1.85 Milyan ka hor Ciidda Carafo
Dadka Muslimiinta ah ee ku nool Israa'iil ayaa gaaray 1.849 milyan (18.6% dadka degan) marka la gaaro dabayaaqada sanadka 2025, sida ay sheegtay Xafiiska Tirakoobka Dhexe ee Israa'iil, waxaana ugu badan dadkaas oo ku nool Yeruusaalem.
