Degane Ka Yimid Beyrut Oo Ku Yiri Ciidanka Israa’iil: “Xisbullaah Wuxuu Nala Soo Saaray Guryahayagii
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa soo bandhigay cod oo muwaadin ka yimid Beyrut oo ku nool Dahiyeh uu ku eedeeyay Xisbullaha inuu dadka rayidka ah ka saaray guryahooda, isagoo muujiyay cadho uu ka qabo falalka kooxda.

















