Taliska Ciidanka oo uga digay Golaha Wasiirrada in Amniga Falastiiniyiinta ay ku soo jeedin doonaan Ciidamadooda Israa’iil
Taliyaha Ciidanka Difaaca Israa'iil (IDF), Jeneraal Eyal Zamir, ayaa u digay wasiirada Israa'iil khatarta ah in ciidanka ammaanka Falastiiniyiinta ay weerari karaan ciidanka Israa'iil, taas oo ah xaalad la diyaarinayo.
