Israa’iil wuxuu beeniyay warar sheegaya in saraakiil Iiraan ah lagu qabtay Xarunta Cali Taaxir
Israa'iil waxa ay beenisay warar sheegaya in saraakiil Iiraan ah ay joogeen buurta Cali Taahir ee Lubnaan, waxana ay sheegtay in aanay jirin wax shaqaale ka tirsan Askarta Kacaanka Islaamka ee Iiraan (IRGC) oo ku sugan xaruntaas tan…
