Shirkadda Tignoolajiyada Israa’iil ee Cellebrite oo soo saartay Qalab Fudud oo Xog-ururin ah oo Dagaalka loogu talagalay
Shirkadda tignoolajiyada ee Israa'iil ee Cellebrite ayaa soo saartay qalab tactical ah oo la qaadan karo (C-TEK) kaas oo u suurtogelinaya ciidamada militariga inay falanqeeyaan xogta taleefannada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
