Israa’iil Waxay Weerartay Degmo Ka Tirsan Damishiq
Ciidamada Israa'iil ayaa habeenkii labaad madaafiic ku garaacay agagaarka Beit Jinn oo ka tirsan dhulka miyiga ah ee Dimishiq, waxaana la sheegay inay ku dhufteen dhul beereed.