Israa’iil ayaa si isku mar ah u garaacaysa Tehraan iyo Beyrut
Ciidanka Israa'iil ayaa ku dhawaaqay inay maanta weeraro cirka ah oo isku mar ah ka geysteen goobo ay leeyihiin dowladda Iiraan oo ku yaal Tehraan iyo hanti ay leedahay Xisbullaah oo ku taalla Beyrut.






















