Madaxweyne Hersog oo ku soo gabagabeeyay booqashadii Australia kulan weyn oo ay yeeshaan bulshada Yuhuudda ee Melbourne
Isxaaq Hersog oo booqasho ku joogay Australia ayaa ku soo gaba-gaboobay Melbourne, isagoo la hadlay dadweyne Yuhuud ah oo aad u tiro badan, waxaana ku weheliyay Ra'iisul Wasaaraha Victoria, Jacinta Allan.

















