Maamulka Israa’iil oo xiray nin Falastiini ah oo wata gaari la dhacay iyo darees ciidan
Booliska Israa'iil ayaa xabsiga u taxaabay nin Falastiini ah oo lagu qabtay meel u dhow Silwad, isagoo waday gaari la xaday oo aan lahayn taariko, xilli uu xirnaa dareeska Ciidamada Difaaca Israa'iil. Ninkan ayaa la sheegay inuu yahay…
