Israa’iil Waxay Xaqiijisay Dhimashada Saraakiil Sare oo Ka Tirsan Ciidanka Amniga Iiraan
Israa'iil ayaa xaqiijisay in masuuliyiin sare oo ka tirsan ammaanka Iiraan oo kala ah Cali Shamxaani iyo Maxamed Fakxpoor ay ku dhinteen weerarada cirka oo ay si wada jir ah u fuliyeen Israa'iil iyo Maraykanka, waxaana jira warar…




















