Ciidanka Cirka Israa’iil oo Duqeeyay Xarunta Tamarta Iiraan, Ka Dhigay 85% Dhoofinta Shidaalka ee Dalkaasi Mid Aan Shaqaynayn
Ciidanka Cirka Israa'iil ayaa weeraray xarunta saliidda ee Asaluyeh ee dalka Iiraan, taasoo sababtay in la joojiyo in ka badan 85% dhoofintiisa isla markaana saameysay awoodda wax soo saarka gantaallada.























