Madal Farsamo-Garaad (AI) oo Israa’iili ah oo la yiraahdo Artlist ayaa gashay Hollywood iyadoo samaysay filimkeedii ugu horreeyay oo la yiraahdo Terrarium
Madal tiknoolajiyada casriga ah ee Israa'iil ee Artlist ayaa galaysa samaynta filimada Hollywood-ka iyadoo maalgelinaysa oo ay soo saartay filimka 'Terrarium' ee uu agaasime ka yahay Jason Zada.
