Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha oo uu la kulmay Hersog: "Arrinta Falastiin waa Cadaalad-darradii Taariikheedka Qarniga
Wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa u sheegay Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, in arrinta Falastiin ay tahay "cadaalad-darradii ugu weyneyd ee taariikhda," isagoo ku boorriyay Israa'iil inay joojiso…