Israa’iil iyo Kolombiya oo ka reebaya dadka dalkooda fiisaha laga bilaabo Sebtembar 1
Muwaadiniinta Israa'iil iyo Kolombiya ma u baahan doonaan fiiso si ay u dhex-mareen labada dal, laga bilaabo Sebtembar 1, kadib heshiis ay yeesheen wasaaradaha arrimaha dibadda.
