Israa’iil Waxay Bartilmaameedsatay Shabakadda Bangiyada Xisbullaah Duqeymo Cusub
Ciidanka Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa fuliyay duqaymo dhanka cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday ilaa 30 goobood oo ka tirsan Ururka Al-Qard Al-Xasan ee Xisbullaah, kaasoo ah shabakad maaliyadeed oo maalgelisa kooxda argagixisada.

















