Dagaal Cirka Ah Oo Ka Dhacay Iiraan Oo Lagu Bartilmaameedsaday Mas’uul Sare Oo Lagu Magacaabo Cali Laarijaani, Xaaladdiisa Lama Ogaan Karo
Israa'iil ayaa duqeyn ka geysatay Iiraan, iyadoo bartilmaameedsatay sarkaal sare oo lagu magacaabo Cali Laarijaani oo aan la ogeyn xaaladdiisa, isla markaana lagu dilay taliyihii Basij Gholamreza Soleimani.





















