Isu soo bixii xalay waxaa ka soo qayb galay 45,000 oo qof.
Donald Trump ayaa sheegay in 45,000 oo qof ay ka soo qayb galeen isu soo baxiisa, isagoo ballan qaaday in Afraad ee Luulyo uu noqon doono mid ka sii weyn oo ay ku jiri doonaan duullimaadyo milateri oo…
