Netanyahu oo Yeruusaalem kula kulmay xubno ka tirsan baarlamaanka Japan

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha:

Ra’iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa shalay (Talaado) xafiiskiisa Yeruusaalem kula kulmay wafti ka kooban xubno ka tirsan baarlamaanka Japan.

ראש הממשלה נתניהו נפגש בלשכתו בירושלים עם משלחת חברי פרלמנט מיפן
ראש הממשלה נתניהו נפגש בלשכתו בירושלים עם משלחת חברי פרלמנט מיפן

Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo dhaweeyay xubnaha waftiga booqashadooda dalka, waxana uu uga mahadceliyay inay garab istaageen Israa’iil intii lagu jiray dagaalka.

ראש הממשלה נתניהו נפגש בלשכתו בירושלים עם משלחת חברי פרלמנט מיפן
ראש הממשלה נתניהו נפגש בלשכתו בירושלים עם משלחת חברי פרלמנט מיפן

Intii kulanka socday, Ra’iisul Wasaaraha waxa uu la wadaagay xubnaha waftiga caqabadaha gobolka iyo horumarinta iskaashiga ka dhexeeya labada dal.

Sawirka: Xayim Tsaax, GPO