Ciidamada Israa’iil oo qabtay diyaarad aan duuliye lahayn oo wadday 3 qori oo M16 xagga xudduudda galbeed.

Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) waxay maanta soo qabteen dayuurad aan duuliye lahayn oo sidday saddex qori oo nooca M16 ah xuduudda galbeed ee Israa'iil, waxaana hubkaas loo gudbiyay baaritaan dheeraad ah.