Warar Degdeg ah
Dibloomaasiyad

Trump: Iiraan ma dilayso 8 haween ah kadib markii aan dalbaday in la sii daayo

Donald Trump oo sheegay in Iran aysan dilayn 8 haween ah ka dib markii uu si guud uga dalbaday in laga sii daayo xabsiga dalkaasi.

Trump: Iiraan ma dilayso 8 haween ah kadib markii aan dalbaday in la sii daayo:

Xogta waxaa laga soo qaaday Shabakadda Donald Trump ee Truth Social

author avatar
Donald Trump oo ka hadlay Truth Social