Katz: Haddii Iiraan qaado tallaabooyin quus ah, waan ku celin doonnaa xilligii dhagaxa
Wasiirka Difaaca Israa'iil, Yisra'iil Kaats, ayaa ku hanjabay inuu Iiraan "ku celin doono xilligii dhagaxa" haddii ay qaado tallaabooyin quus ah oo ka dhan ah Israa'iil, taas oo ka dhalatay cadaadis dhaqaale oo daran.
